Hargeysa: Xukuumadda Oo Uruurisay Carruurta Derbijiifka Ah
February 19, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Wasaaradda Shaqo Gelinta iyo Arrimaha Qoyska, ayaa maanta gudaha Hargeysa ka uruurisay carruur derbijiif ah, kuwaas oo xabagta cabbi jiray, is la markaa na aan haysan wax daryeel ah.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS