Hargeysa: Ganacsade Aadan Baradho Oo Abwaannada Ka Codsaday In Ay Dagaal La Galaan Qabyaaladda
February 20, 2019 - Written by maamule

Hargeysa-(GLN): Ganacsade Xaaji Aadan Axmed Diiriye “Aadan Baradho”, ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay Golaha Abwaannada Somaliland, is la markaa na ka codsaday in ay bulshada ka wacyigeliyaan qabyaaladda, oo uu sheegay in ay hadda marayso meel halis ah.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS