Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed
February 20, 2019 - Written by maamule

Addis Ababa-(GLN): Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Addis Aababa ku la kulmay raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ka dib markii uu martiqaad rasmi ah ka helay.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS