Somaliland Oo Bilowday Mashruuc Dhallinyarada Lagu Jihaynayo Oo Loo Bixiyey “Shaqo Qaran”
February 20, 2019 - Written by maamule

Hargeysa-(GLN): Xukuumadda Somaliland, ayaa 1500 oo dhallinyaro ah uu bilowday mashuuc dhallinyarada shaqo loogu abuurayo, oo loo bixiyey “Shaqo Qaran”, iyada oo dhallinyarada wiilsha ah shalay ba loo bilaabay tababar ciidan oo sagaal bilood soconaya.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS