Xildhibaan Guurtida Somaliland Ka Mid Ah: “Dawladnimadii Somaliland Hargeysa Ayey Ku Soo Uruurtey.”
February 21, 2019 - Written by C M

Hargaysa-(GLN): Xildhibaan Maxamed-Weli Warsame Cali, oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta warbaahinta u sheegay in dawladiinimadii Somaliland ku soo uruurtey caasimada Hargeysa.

https://www.youtube.com/watch?time_continue=43&v=Y_8626Qs5Og
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS