Faarax Murtiile: “Waddankayga Somaliland Waan Jeclahay Oo Xumaanto na U Ma Quudho.”
February 21, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Abwaan Faarax Murtiile, ayaa wareysi uu bixiyey ku sheegay in hadalkii talada ahaa ee uu siiyey madaxweyne Fajmaajo, uu ugu doodayey Somaliland, bal se ay dadka qaar si kale u fasireen.

https://www.youtube.com/watch?time_continue=67&v=OM7nllkE4TY
Gacanlibaaxnews
NEews Desk

COMMENTS