Ugaaska Guud Ee Beelweynta Ayuub Oo Difaacay Ganacsade Axmed Geelle Arab
April 3, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Ugaaska guud ee beelaha Ayuub Ugaas Ismaaciil Cabdi, ayaa sheegay in ganacsade Axmed Cimsaan Geelle-Arab aan loo dhiibi karin Jabuuti, is la markaa na waxa uu madaxweynaha Somaliland u soo jeediyey in uu arrintan ka hadlo, oo uu ummada caddeeyo sida ay wax u jiraan.

https://www.youtube.com/watch?time_continue=336&v=INI7RM9akTA
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS