Somaliland: 3dii Bilood Ee U Danbeeyey Oo 816 Shil Gaadiid Dhaceen Iyo 466 Qof Oo Wax Ku Noqday
April 21, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdillaahi Abbokorย Cismaan, ayaa xaflad uu ka hadlayey waxa uu ka sheegay in saddexdii bilood ee u danbeeyey ay Somaliland ka dhaceen 816 shil oo baabuur ah, is la markaa na ay shilalkaasi sababeen dhimashada iyo dhaawaca 466 qof.

https://www.youtube.com/watch?v=VdeBJIH_64o
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS