Carruur Ku Tabaalaysan Ceerigaabo Oo Caawimo La Gaadhsiiyey Gurmad Kale na U Baahan
June 7, 2019 - Written by C M

Ceerigaabo-(GLN): Lix carruur ah oo aabbahood na waalan yahay, hooyadood na aanay la joogin, oo dhibaatooyin ka la duwan oo hoy la’aani mid tahay haysato, ayaa caawimo la gaadhsiiyey. Waxa caruurta la dhibban oo haysa ayeydood.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS