Maanso Ammaan Iyo Duco Xanbaarsan Oo Ka Hadlaysa Aabbaha
June 7, 2019 - Written by C M

Halkan ka daawada maanso ay curisay halbuuarad Hodan Maxamed Cawad, oo maanso ay u bixisay “Baroordiiq” kaga hadlaysa doorka iyo waxtarka aabbaha ee qoyska. Waxa ay si gaar ah maansada ugu ducaynaysaa aabbaheed, oo ay sheegayso in uu nolosheeda kaalin weyn ku lahaa.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS