Hargeysa: Maxkamad 6 Bilood Ku Xukuntay Maxamed Siddiiq Iyo WADDANI Oo Ka Hadlay
June 28, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Maxkamadda gobolka Maroodijeex, ayaa lix bilood oo xadhig ah ku xuntay guddoomiyaga garabka dhallinyarada ee xisbiga WADDANI, oo loo hooystay eedayn ah in uu madaxweyne Muuse Biixi aflagaadeeyey.

https://www.youtube.com/watch?v=ADnAYc50-Rg
Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS