Guddoomiye Cirro: “Reer Sanaag nabadda waynu ku qasbaynnaa doorkan.”
July 21, 2019 - Written by C M

Stockholm-(GLN): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro”, ayaa sheegay in laba beelood ee reer Ceel-afweyn in nabadda lagu qabsi doono, isaga oo shaaciyey in marka uu dalkii ku noqdo uu Ceel-afweyn tegi doono.

Guddoomiye Cirro, ayaa sidan ka sheegay magaalada Stockholm ee dalka Sweden, mar uu la hadlayey taageerayaasha iyo qaar ka mid ah jaaliyadda Somaliland ee magaaladaa ku nool.

https://www.youtube.com/watch?v=wYBUGiph558
Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS