Mucaaradka Somaliland Iyo Midawga Yurub Oo Xalgaadhay
July 22, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Xisbiyada mucaaradka Somaliland iyo weftigii midawga Yurub ka socday ee Hargeysa ku sugnaa, ayaa xal ka gaadhay guddida doorashooyinka, iyada oo ay is ku raaceen in qaar cusub la magacaabo, is la markaa na laba xubnood lagu kordhiyo.

https://www.youtube.com/watch?time_continue=9&v=zs_8Orttg7s
Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS