Xildhiban Mustafe Qodax Oo Ka Soo Hor Jeestay Guddidii Uu Madaxweyne FarmaaJo Magacaabay
July 22, 2019 - Written by C M

Muqdisho-(GLN): Xildhibaan Mustafe Qodan oo ka tirsan Golaha Sare ee dawladda faderaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in guddida uu madaxweye Farmaado magacaabay ee wadahaddalada Soomaaliya iyo Somaliland, ay tahay guddi aan dhex noqon karin.

Xildhibaanku waxa uu sidan ku sheegay wareysi dheer oo uu siiyey TV-ga Saab.

Gacanlibaaxnews.com

News Desk

COMMENTS