Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Mamnuucay kalfadhiyada Aan Caadiga Ahayn Ee Golayaasha Deegaannada
July 22, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta soo saaray go’aan uu ku mamnuucayo kalfadhiyada aan caadiga ahayn ee golayaasha deegaannada dalka.

https://www.youtube.com/watch?time_continue=6&v=klk4NDTUN-U

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS