Guddoomiyaha Xiddigaha Geeska Oo Ka Hadlay Hanjabaad Lagula Kacay
July 24, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Guddoomiyaha Xiddigaha Geeska, Fannaan Maxamed Axmed Bakaal “Cirro”, ayaa sheegay in koox abaabulani weerar ku qaadeen, isaga oo sheegay in la ka la saaro fanka iyo siyaasadda.

Falkan lagula kacay fannaanka oo dad badani kaga falceliyeen baraha bulshada, ayaa kooxda falka fulisay waxay u abaabulnaayeen qaab wax cunsuriyeynaya.

https://www.youtube.com/watch?time_continue=192&v=1vkdh7SfV1o
Canlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS