Xisbiyada Somaliland Oo Ka Heshiiyey Murankii Guddida Doorashooyinka
July 28, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Saddexda xisbi qaran ee Somaliland, ayaa heshiis ka wada gaadhay murankii guddida doorashooyinka, iyaga oo is ku raacay in laga wada shaqeeyo sidii doorashada wakiilada iyo goleyaasha deegaannadu xilligii loo asteeyey u dhici lahaayeen.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS