Falanqayn: Ma Hirgeli Doonaa Heshiiska Ay Wada Gaadheen Xisbiyada Somaliland?
July 28, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Heshiiskii ay shalay wada gaadheen xisbiyada Somaliland, ee la xidhiidhay soo afjaridda muranka guddida doorashooyinka iyo qabsoomidda doorashooyinka soo socda, ayaa su’aalo dul hoganayaan sida uu u fuli doono.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS