Hargeya: Ciidanka Ammaanka Oo Xidhay Afar Weriye
July 31, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Ciidanka booliska Somaliland, ayaa Hargeysa ku xidhay saddex weriye iyo sawirqaade u shaqeeya TV-ga Eryal, iyadoo illaa hadda aanay ciidanku ka hadal sababta ay weriyeyaashan u xidheen.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS