Ururka SOLJA Oo Canbaareeyey Afarta Weriye Ee Hargeysa Lagu Xidhay
July 31, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA , ayaa dhaliilay xadhiga Hargeysa loogu geystay afarta weriye ee ka hawlgala TV-ga Eryal.

Waxa kale oo xadhigaa dhaliilay qareen Mubaarik Cabdi Ismaaciil, oo ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa difaacidda xuquuqda iinsaanka.

https://www.youtube.com/watch?v=IIDb4kYj4uc
Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS