Xildhibaan Waabeeye Oo Ka Falceliyey Khudbad Uu Madaxweye Muuse Ka Yidhi Colaadda Ceel-afeyn
July 31, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Axmed “Waabeeye”, oo ka tirsan Golaha Wakillada Somaliland, ayaa sheegay in aanay habboonayn in madaxweyne Muuse Biixi uu fagaare ka sheego in beelaha Ceel-afweyn ku dagaalamay ay ka la baqanayaan, bal se ay ciddanka ku dhiirradaan.

Gacanlibaaxnews.com

News Desk

COMMENTS