19 Maxbuus Oo U Xidhnaa Budhcad-badeednimo Oo Maanta Hargeysa Ka Dhoofay iyagoo Xor Ah
August 2, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Maxaabiis ku xukunnaa budhcad-badeednimo oo xukunno dhaadheer hore loogu xukumay, oo madaxweynaha Somaliland Mude Muuse Biixi uu cafis u fidiyey, ayaa maanta ka duulay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa, iyaga loo duuliyey deegaanka Galmudug oo ay ka soo jeedaan.

https://www.youtube.com/watch?v=di3WFM9fr1U
Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS