Hablo Halabuur Ganacsi Ka Hirgeliyey Muqdisho
August 5, 2019 - Written by C M

Muqdisho-(GLN): Laba hablood oo walaalo ah, ayaa halabuur ganacsi oo ay noloshooda ku maareeyaan ka hirgeliyey magaalada Muqdisho. Waxay u muuqdaan kuwo la dhacsan hawsha ay sameeyeen, iyagoo u adkaystay caqabad kasta oo ka hor timi..

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS