Lammaane: Jacaylkii Calafku Galaaftay Ee Hadda na Gadaal Laga Badbaadiyey
October 5, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Waxay is u qaadeen jacayl xad-dhaaf ah. Mar na ba meesha soo may dhigan calaf ayaa idin ka la kaxayn doona, oo waa la idin soo dhex geli doonaa. Bal se sannaddo ka dib, markii uu jacaylkoodii dhiman waayey, waxa uu Ilaahay qaddaray in ay dib is u calfadaan, iyagoo reer dhisay, ubad na Rabbi ku arsaaqay.

Lammaanahan oo hadda ku nool magaalada Hargeysa, waxa la kulmay oo warbixintan muuqaalka ah ka diyaariyey weriye Maxamed Boosha, oo ka tirsan TV-ga Saab.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS