Dugsi Lacag La’aan Ah Oo Farsamada Gacanta Lagu Baran Doono Oo Hargeysa Laga Dhisayo
October 6, 2019 - Written by C M

Urur lagu magacaabo “Haldoor” ayaa dugsi sare oo farsamada gacanta lagu baran doono waxay ka dhisayaan magaalada Hargeysa. Dugsigan ayaa loogu talagalay in ay wax ka bartaan dadka danyarta ah.

https://www.youtube.com/watch?time_continue=275&v=XsX34U513R0
Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS