Burco: Hooyo Ilmaheeda Masaajid Kaga Tagay Oo Ka Hadashay Sababta Ku Talliftay
November 10, 2019 - Written by C M

Burco-(GLN): Saynab Cali Diiriye, waa hooyo ilmaheeda oo saddex sano jirta oo xanuunsaya kaga tagtay masaajid Burco ku yaalla, ayaa sheegtay in xaaladdaas ay ku kalliftay iyadoon wax ba naysan, kugirgii kirada ahaa ee ay ku jirtay in laga saaray, is la markaa na inanta yar aabbaheed na xanuunsanayo.

Waxa kale oo ay sheegtay in markii ay inanta yar oo saddex sano jirta ay masaajidka kaga tegaysay uu madaxu xanuunayey.


Gacanlilbaaxnews.com
News Desk

COMMENTS