Wakaallada Biyaha Burco Oo Soo Bandhigtay Qalab Cusub Oo Ay Soo Iibsadeen
November 11, 2019 - Written by C M

Burco – (GLN): Qalab cusub oo qayb ka qaadan doona horumarinta adeegga biyaha ee magaalada Burco, ayey maanta soo bandhigtay Wakaaladda Biyaha ee Burco, iyadoo masuuliyiinta wakaalladu sheegeen in lacagta ay ku soo iibsadeen qalabka uu Baanka Somaliland amaahiyey.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS