Göteborg: Buug Laga Qoray Suugaanta Cabdillaahi Xasan Ganey Oo La Soo Bandhigay
November 11, 2019 - Written by C M

Göteborg – (GLN): Buug loo bixiyey “Garasho” oo laga qoray suugaanta halabuur Cabillaahi Xasan Ganey, ayaa lagu soo bandhigay magaalada Göteborg oo ka tirsan dalka Sweden.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS