Hargeysa: Xukuumadda Oo Huteellada Ka Mamnuucday Shirarka Xisbiyada
November 27, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex, Jaamac Xaaji Axmed, ayaa go’aan uu soo saaray, waxa uu huteellada Hargeysa ku faray in aan lagu qaban karin shir aan maamulka gobolka la soo ogaysiin.

Gacanlibaaxnews.com

News Desk

COMMENTS