Hargeysa: Guddoomiyaha Maroodijeex Oo faahfaahiyey Amarkii Uu Huteellada U Qoray
November 28, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex, Jaamac Xaaji Cabdillaahi, ayaa sheegay in xisbiyada mucaaradka ahi si qaldan u fahmeen amarkii uu huteellada Hargeysa ku socodsiiyey, oo la xidhiidhay in aan lagu qaban karin shir aanay iyagu fasaxin.

https://youtu.be/q78OjftqsCQ
Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS