Sanaag: Warbixin Laga Sameeyey Magaalo-Xeebeedda Waqderiya Iyo Buurta Dahabka Laga Qodo Ee Shidan
December 19, 2019 - Written by C M

Waqderiya-(GLN): Halkan ka daawada warbixin laga sameeyey deegaanka magaalada Waqderiya iyo buurta dahabka laga qodo ee Shidan, oo ka tirsan gobolka Sanaag.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS