Somaliland Oo $600,000 Ugu Deeqday Dhibbaneyaasha Fatahaadda Ee Beledweyne
December 21, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Guddi heer qaran ah, oo muddo bil ah uruuriyey lacag lagu caawinayo dadkii ay dhibtu ka soo gaadhay fataahaddi webiga ee Beledweyne, ayaa maanta ka ambaxay Hargeysa, iyaga oo sheegay in ay dadkaa gaadhsiinayaan $600,000 oo dollar oo gurmad ah. Waa na markii labaad ee Somaliland caawimo u dirto Soomaaliya.

https://www.youtube.com/watch?v=5wMmMtDTRos&feature=emb_title
Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS