Dr. Cali Maxamed Saalax Oo Ka Hadlay Saddex Wax Oo Lagu Badbaado Iyo Saddex Lagu Halaagsamayo
December 23, 2019 - Written by C M

Halkan ka daawada muxaadaro uu soo soo jeediyo Dr./Sheekh Cali Maxamed Saalax, oo ka hadlay arrimo uu bulshada ku baraarujinayo in ay badbaado ku jirto iyo arrimo lagu halaagsamayo, haddii aan laga gaashaaman.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS