Wargeyska Foore Oo Xayiraadii Laga Qaaday
December 25, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Maxkamadda Sare ee Soomaaliland, ayaa maanta xayiraaddii ka qaadday wargeysaka Foore, oo in muddo ah xayiraadi saarnayd.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS