Xoghayaha Arrimaha Gudaha Ee UCID Oo Hargeysa Lagu Xidhay
December 26, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Maxamuud Cali Saleebaan “Ramaax”, ayaa maanta lagu xidhay xarunta denbibaadhista ee CID, halkaas oo looga soo jaray waaranka lagu xidhay.

Ciiddanka booliska iyo kuwa denbidhaadhistu ba ka may hadal sababta keentay xadhiga siyaasiyaga.

Ka hor intii aan la xidhin, ayaa Ramaax waxa wareysi ka qaatay TV-ga Horyaal, waa na kan wareysigii:

https://www.youtube.com/watch?time_continue=415&v=m9wDLeF42gw&feature=emb_title
Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS