Ururka Deegaan-Kalkaal Oo Dhir Ugu Deeqay Dugsiyo Hargeysa Ku Yaalla
December 26, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Dhir qayb ka qaadanaysa qurxinta dugsiyada sare ee waxbarashada ee Faarax Oomaar iyo Dayib Gurey, ayaa waxa ugu deeqay ururka Deegaan-Kalkaal.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS