Booliska Soomaaliland Oo Ka Hadlay Sababta Loo Xidhay Ramaax
December 26, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliland, gaashanle sare Faysal Xiis, ayaa maanta sheegay in xoghayaha Arrimaha Gudaha ee xisbiga UCID, Maxamuud Cali Saleebaan “Ramaax”, in lagu xidhay ashkatayn uu booliska u gudbiyey guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Baashe Maxamed Faarax, oo ka cowday in Ramaax ku la kacay eedayn iyo aflagaadeyn.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS