Maxaa Ka Jira In 25 December Uu Dhashay Nebi Ciise (CS), Qofka Muslimka Ah Ma ka Qeybqaadan Karaa Damaashaadka Ay Gaaladu Sameeyaan?
December 27, 2019 - Written by C M

Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir, ayaa si qotodheer uga hadlaya in loo dabbaaldegi karo sannadka cusub, iyo waxa ka jira Nebi Ciise (CS) uu dhashay 25ka December, sida ay gaaladu sheegaan.

Waxa kale oo uu ka hadlayaa in ay bannaan tahay in qofka Muslimka ahi ka qaybgeli karo damaashaadka Kirismaska.

https://www.youtube.com/watch?v=kNNeTbYk3M8
Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS