Hargeysa: Qoraa Boobe Oo Soo Bandhigay Buug Xanbaarsan Taariikhdii SNM
December 27, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Buug cusub oo loo bixiyey “Dharaaro Ina Soo Maray”, oo uu qoray qoraa Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa Hargeysa loogu qabtay xaflad lagu soo bandhigayey.

Taariikhda ugu mugga weyn ee buugga ku qoran, ayaa ku saabsan geeddisocodkii halkan iyo hoggaamineed ee ururkii/jabhaddii SNM.

https://www.youtube.com/watch?v=QZN93QRw9qE
Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS