Muqdisho: Qarax Sababay In Ka Badan 50 Qof Oo Dhimasho Ah Iyo Ku Dhawaad 100 Dhaawac Ah
December 28, 2019 - Written by C M

Muqdisho-(GLN): Dad tiradoodu ka badan tahay 50 qof, ayaa ku dhintay qarax maanta gelinkii hore ka dhacay ex-kaanratool ee magaalada Muqidsho, halka ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 100 qof.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS