Hargeysa: Dalladda SONYO Oo Dooratay Hoggaan Cusub
December 28, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Dalladda dhallinyarada Soomaaliland ee SONYO, ayaa dooratay guddoomiye iyo gole cusub, oo dalladda hoggaamin doona saddexda sano ee soo socda. Waxaana guddoomiye loo doortay Cabdicasiis Maxamed Jaamac.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS