Hargeysa: Maayarkii Hore Ee Hargeysa Oo Maanta La Aasay
December 29, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Rabbi ha u naxariistee marxuum Cawl Cilmi Cabdalla, oo hore uga noqday maayarka magaalada Hargeysa, ayaa maanta aas qaran loogu sameeyey is la Hargeysa, ka dib markii uu xalay geeriyooday.

Muuqaalka xilliggii marxuum Cawl la aasayey. Sawirka: Saab TV

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS