Carwo Shaqo Oo Maanta Ka Furantay Magaalada Hargeysa
December 29, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Carwo lagu kulansiiyey loo shaqeeye iyo shaqeeye, ayaa maanta ka furantay magaalada Hargeysa. Waxa na carwadan soo qabanqaabisay hay’adda waddaniga ee HAVAYOCO.

Muuqaalka Dhallinyaradii ka qaybgashay carwada shaqada. Sawirka: Somcable TV

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS