Hargeysa: Heshiis Lagu Horumarinayo Degmooyinka Soomaaliland Oo La Ka La Saxeexday
January 6, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Mashruuca JPLG oo lagu horumarinayo degmooyinka Soomaaliland, oo dib loo cusboonaysiiyey, ayaa maanta Qaramada Midoobay iyo Soomaaliland, waxay ku ka la saxeexdeen xarunta madaxtooyada ee magaalada Hargeysa.

https://www.youtube.com/watch?v=VoE2eE5T6PE&feature=emb_title
Markii heshiiska qalinka lagu duugayey. Sawirka: Oodweynenews

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS