Duqayntii Iran Iyo Jawaabta Mareykanka| 170 Qof Oo Shilyaadareed Ku Dhintay Iyo 4 Oo Iyagu na Ku Dhintay Qarax Muqdisho Ka Dhacay Iyo Qodobo Kale| BBC Soomaali
January 8, 2020 - Written by C M

London-(GLN): Weerarradii aargoosiga ahaa ee ay Iran ku qaadday saldhigyada millateri, ee Maraykanku ku leeyahay Ciraaq, ayaa cirka ku sii shareertay xaaladda bariga dhexe. Waa qodob aad ku daawan doontaan wararka telefishanka ee BBC Soomaali.

https://www.youtube.com/watch?v=h5RFNG-X1Ro&feature=youtu.be
Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS