Iran Oo Diiday Inay Maraykanka La Hadasho, Xaalka Diyaaraddii Ku Dhacday Iran| BBC Somali
January 9, 2020 - Written by C M

London-(GLN): Dawladda Iran, ayaa diiday in ay wax wadahadal ah la gelayso Maraykanka, ka dib markii ay weerarada ku qaaday saldhigyada Maraykanku leeyahay Ciraaq. Qodobkan iyo warar kale ba, ka daawada telefishanka BBC Soomaali.

https://www.youtube.com/watch?v=8vt9NcDeDbA&feature=youtu.be
Sawirka: BBC Soomaali

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS