Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Nin Isaga Iyo Wiil Uu Dhalay ba Gubteen
January 9, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Madaxweynaha Soomaaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlayey kulankii maanta ee xukuumadda, oo ay xeerar kaga doodayeen ku na ansixinayeen, ayaa halkaa ka sheegay in uu jiro nin isaga iyo wiil uu dhalay ba ay gubteen.

Madaxweyne Muuse Biixi. Sawirka: Somaliland Channel

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS