Burco: Masaajid Halbawle Ah Oo Bulshada Loogu Baaqay In Ay Dhismihiisa Ka Qaybqaataan
January 11, 2020 - Written by C M

Burco-(GLN): Guddidada dhismaha masaajidka Afgooye ee magaalada Burco, ayaa bulshada ugu baaqay in ay ka qaybgalaan dib u dhiska iyo ballaadhinta masaajidka, oo hadda hawshiisu socoto.

Sawirka iyo muuqaalka: Universal Tv

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS