Iran Oo Qiratay Diyaaradii Dhacay Ee Ay 176 Qof ku Dhinteen
January 11, 2020 - Written by C M

Tehran-(GLN) Millateriga dawladda Iran, ayaa shaaciyey in diyaaraddii laga lahaa dalka Yukrayn ee ay 176 qof ku dhinteen, in uu ku dhacay gantaan, ka dib markii ay dulmartay goob ciidan oo si weyn loo ilaaliyo.

Qodobkan iyo qodobo kale oo ay ka mid yihiin: Boqorkii Cuman Xukumayey 50 ka Sano oo dhintay iyo Trump oo u hanjabay xisbiga dimuqraadiga, ayaa waxa soo jeedinaya weriye Barkhad.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS