Xisbiyada Mucaaradka Soomaaliland Oo Guddidada Cusub Ee Doorashooyinka Ugu baaqay In Ay Is Casilaan
January 13, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Xisbiyada mucaaradka ah ee Soomaaliland, ayaa maanta shaaciyey in uu madaxweyne Muuse Biixi u sheegay, in aanu hayn sharci uu ku ka la diro xubnaha cudub ee Guddidada Doorashooyinka.

Xisbiga talayada haya ee Kulmiye, ayaa iyagu na sheegay in ay mar kasta diyaar u yihiin wadahadal dhex mara iyaga iyo mucaaradka. Waxa ay ku adkaysteen in ay waayeen sharci lagu ka la diro guddidada cusub ee doorashooyinka.

COMMENTS